![RW Xamse “3000 waa macalimiin, midna kuma imaan 4.5” RW Xamse “3000 waa macalimiin, midna kuma imaan 4.5”](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/06/hqdefault.jpg)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa ka hadlay habka loo maray shaqaaleysiinta 3 kun oo macalin kuwaasi oo dhawaan imtaxaaan ku galay Magaalada Muqdisho.