![Safaaradda Somalia ee Sudan oo la weeraray Safaaradda Somalia ee Sudan oo la weeraray](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/05/maxresdefault-29-768x432.jpg)
Safaaradda Soomaaliya ee Sudan ayaa la weeraray iyada oo xoogag hubeysan ay gudaha u galeen dhismaha safaaradda, kuwaas oo sidoo kale dhac u geystay safiirka Soomaaliya.