![Shabaab oo lagu eedeeyay hurinta dagaal ka socda duleedka Wanlaweyn Shabaab oo lagu eedeeyay hurinta dagaal ka socda duleedka Wanlaweyn](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/05/maxresdefault-39-768x432.jpg)
Al-Shabaab ayaa lagu eedeeyay hurinta dagaal beeleed ka socda duleedka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose, kaas oo u dhexeeyo laba beelood.
Al-Shabaab ayaa lagu eedeeyay hurinta dagaal beeleed ka socda duleedka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose, kaas oo u dhexeeyo laba beelood.