![Shacabka Muqdisho oo ka hadlay shir u dhaxeeya DFS iyo Mucaaradka Shacabka Muqdisho oo ka hadlay shir u dhaxeeya DFS iyo Mucaaradka](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/07/maxresdefault-17-768x432.jpg)
Qaar ka mid ah Shacabka Muqdisho ayaa ka hadlay shir la filayo in Magaalada Muqdisho uu uga furmo Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa mucaaradka Dalka.