Qaar ka mid ah Shacabka Muqdisho ayaa si ugu uga falceliyay hadal dhowaan ka soo yeeray Madaxweynaha Dalka Uganda, Yuweri Museveni, kaasi oo ku aadan Ciidankiisa aysan Soomaaliya u joogin in ay dagaalamaan balse ay u joogaan in ay dhaqaalo sameeyaan.