![Shir ka socda Muqdisho oo la isku mari la’yahay Shir ka socda Muqdisho oo la isku mari la’yahay](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/07/maxresdefault-22-768x432.jpg)
Shirka Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwii hore uga socda Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo warramayaa in la isku mari la’yahay.
Arrimaha doorashooyinka ayaa ka mid ah qodobada la isku mari la’yahay, sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo.