Home Wararka Arimaha Gudaha Shirka u dhaxeeya madaxda DFS iyo kuwii hore dalka oo galay maalintii labaad

Shirka u dhaxeeya madaxda DFS iyo kuwii hore dalka oo galay maalintii labaad

0
Shirka u dhaxeeya madaxda DFS iyo kuwii hore dalka oo galay maalintii labaad

Waxaa maalintii labaad Magaalada Muqdisho ka socda kulan u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwii hore. Shirkan ayaa diirada lagu saarayaa sidii wax ka beddel loogu sameyn lahaa qodobo ku jira heshiis dhowaan ay Magaalada Muqdisho ku wada saxiixdaan Golaha Wadatashiga Qaran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here