![Shirkadda Samsung oo xarun cusub ka furatay Muqdisho Shirkadda Samsung oo xarun cusub ka furatay Muqdisho](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/05/maxresdefault-9-768x432.jpg)
Ganacsato Soomaali ah oo wakiil u ah Shirkadda Samsung ayaa manta xarun lagu iibiyo alaabta shirkaddaas ka furay Muqdisho, gaar ahaan suuqa weyn ee Bakaaraha.