![Suuqa degmada Afgooye oo gebi ahaan xiran Suuqa degmada Afgooye oo gebi ahaan xiran](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/07/maxresdefault-13-768x432.jpg)
Waxaa maanta gebi ahaan xiran Suuqa Degmada Afgooye ee Gobolka Sh.Hoose kadib markii sida la soo warriyay ay halkaasi isku hor-fadhiyaan Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.