![Wararkii ugu dambeeyay shirka madasha ee ka socda Baydhabo. Wararkii ugu dambeeyay shirka madasha ee ka socda Baydhabo.](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/03/336015426_136891885982107_3887215363155679816_n-768x512.jpg)
Magaalada Baydhabo waxaa weli ka socda shirka Madasha Wadatashiga Qaran, iyadoona Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada ay ku lafa-gurayaan shirkooda arrimaha ammaanka iyo doorashooyinka dalka.