Ku Xigeenka Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Al Cadaalla ayaa si kooban uga hadlay faafinta wararka been abuurka iyo sida looga hortegi karo iyadoo dalka uu ka socdo dagaal looga soo horjeedo Ururka Al Shabaab.