Wasiirka Arrimaha Guddaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa maanta Golaha Shacabka ka hor akhriyay Hindise Sharciyeedka Qaxootiga iyo Magangalyo-doonka.