
Xildhibaan Aamino Eelay ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay in maanta uu kooram la’aan u baaqdo kulankii Golaha Shacabka, iyadoona dhinaca kale ka dhiidhisay magacyadooda laga dhex yeeriyo xarunta Golaha, si loo kala saaro xildhibaanada soo xaadiray iyo kuwa aan soo xaadirin.