Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in kulankii maanta ee Golaha Shacabka uu u baaqday kooram la’aan, isagoona ka dalbaday mudaneyaasha baarlamaanka in ay soo xaadiraan kulamada caadi si buu yiri ay u gutaan waajibaadka saaran dalka iyo dadka Soomaaliyeed.