Xildhibaan Xasan Yare oo hadal kooban u jeediyay Golaha Shacabka ayaa qalad ku tilmaamay muddo kordhin la sheegay in loo sameynayo Dowladda uu hoggaamiyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.