
Munaasabad lagu weyneynayo xuska 1-da Luulyo oo ku beegan Calan-saarka sannad guurada 63-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoroobeen Gobollada Koonfureed ee dalka iyo midnimadii labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur ayaa Xalay lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb.