Home Wararka Arimaha Gudaha Dhibicda Roobka iyo qabowga ayaa ku bilowda kuna dhamaada, mana heystaan meel ay ka dugaashadaan. Waa barakacayaal saacadihii lasoo dhaafay soo gaaray duleedka Muqdisho.