Home Wararka Arimaha Gudaha GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO KULAN LA QAATAY WAFDIGA GOBOLKA BAKOOL EE KA QEYB GALAYA SHIRKA DIB U HESHIISIINTA KGS

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO KULAN LA QAATAY WAFDIGA GOBOLKA BAKOOL EE KA QEYB GALAYA SHIRKA DIB U HESHIISIINTA KGS

0

Baydhabo, Janaayo 28,2023: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay wafdiga ka socda Gobolka Bakool ee magalada Baydhabo u jooga ka qeyb galka Shirka Dib u Heshiisiinta Koonfur Galbeed.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo wafdiga ka socda Gobolka Bakool ayaa kulankooda diiradda lagu saaray sidii loo suura-gelin lahaa guul ka gaarista Shirka Dib u Heshiisiinta KGS iyo inuu natiijo wanaagsan ku soo dhamaado shirka. Wafdiga oo isugu jiray odayaal dhaqameed, siyaasyiin iyo bulshada rayidka ayay Guddoomiyaha u sheegeen in ay garab taagan yihiin sidii shirkan loogu guuleysan lahaa isla-markaana degaannada looga xorreyn lahaa kooxda Khawaariijta Al-Shabaab.

DHAMMAAD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here