![Isimada SSC oo soo dhaweyn loogu sameeyay Muqdisho Isimada SSC oo soo dhaweyn loogu sameeyay Muqdisho](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/06/maxresdefault-29-768x432.jpg)
Waxgaradka Koonfurta Soomaaliya ayaa soo dhaweyn ballaarn u sameeyay Isimada SSC-Khaatuma oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugan Magaalada Muqdisho.
Xaflada soo dhaweynta ayaa lagu qabtay mid ka mid ah hoteelada ku yaalla Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.