Home Wararka Arimaha Dibadda Xiisad dagaal oo ka taagan duleedka Dhuusamareeb

Xiisad dagaal oo ka taagan duleedka Dhuusamareeb

0
Xiisad dagaal oo ka taagan duleedka Dhuusamareeb

Waxaan xiisad dagaal oo u dhaxeysa labo maleeshiyo beeleed laga soo warrinayaa duleedka Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug.

Dadka degaanka qaarkood oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in cabsi laga dareemayo duleedka Magaalada, iyadoo labada maleeshiyo ee is-horfadhiya ay isku dhici karaa marweliba.

Weli majiro wax waan waan ah oo laga dhex billaabay dhinacyada isku haya duleedka Magaalada Dhuusamareeb.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here