![Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada Dhuusamareeb Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada Dhuusamareeb](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/08/maxresdefault-14-768x432.jpg)
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay Madaxda Maamulka Galmudug iyo Odaaysha Dhaqanka ee ku sugan Maaalada Dhuusamareeb.
Kulamadan ayaa ahaa kuwa sida la sheegay diirada lagu saarayay howlgallada dhowaan ka billaaban doona degaanada Maamulka Galmudug.