Home Wararka Arimaha Gudaha Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada Dhuusamareeb

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada Dhuusamareeb

0
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay Madaxda Maamulka Galmudug iyo Odaaysha Dhaqanka ee ku sugan Maaalada Dhuusamareeb.

Kulamadan ayaa ahaa kuwa sida la sheegay diirada lagu saarayay howlgallada dhowaan ka billaaban doona degaanada Maamulka Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here