![Muxuu salka ku hayaa khilaafka u dhaxeeya Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha CXD? Muxuu salka ku hayaa khilaafka u dhaxeeya Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha CXD?](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/08/maxresdefault-3-768x432.jpg)
Iyadoo uu socdo qorshaha lagu bilaabayo wajiga labaad dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab ayaa waxaa soo baxaya khilaaf soo kala dhex galay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow, iyo Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur.