Home Wararka Arimaha Gudaha Muxuu Wasiir Xasan ku soo arkay Xabsiga Dhexe?

Muxuu Wasiir Xasan ku soo arkay Xabsiga Dhexe?

0
Muxuu Wasiir Xasan ku soo arkay Xabsiga Dhexe?

Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Macalin Maxamuud oo ay wehliyaan Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Suleymaan Maxamed Maxamuud, iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa booqasho ku tegay xabsiga dhexe ee Xamar si uu qiimeyn ugu sameeyo maxaabiista lagu hayo halkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here