Home Qubanaha Shirkii ka socday Afisyooni oo natiijo la’aan kusoo dhammaaday + sababta

Shirkii ka socday Afisyooni oo natiijo la’aan kusoo dhammaaday + sababta

0
Shirkii ka socday Afisyooni oo natiijo la’aan kusoo dhammaaday + sababta

Shirkii u dhexeeyay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa mar kale la’isku mari waayey, gaar ahaan qodobadii doodda adag ay ka taagneyd ee ahaa in ajandaha lagu soo daro doorka hey’addaha amniga ee xilliga doorashada, si loo ogaado cida mas’uuliyadda leh.

Shirka maanta ayaa ku soo dhammaaday natiijo la’aan, iyadoo lagu ballamay in mar kale la isku soo laabto, balse aan waqti la sheegin.

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo shir jaraa’id u qbatay wariyeyaasha ayaa fashilka ku yimid wada-hadalladan ku eedeeyey madaxda maamullada Jubbland iyo Puntland.

Cismaan Abuukar Dubbe ayaa shaaca ka qaaday in Axmed Madoobe iyo Siciid Deni aysan rabin in la ‘aado doorasho guud, sida uu hadalka u dhigay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here