Home Wararka Arimaha Gudaha Somaliland oo ciidankeeda kala baxeysa aagga Laascaanood.

Somaliland oo ciidankeeda kala baxeysa aagga Laascaanood.

0
Somaliland oo ciidankeeda kala baxeysa aagga Laascaanood.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in Somaliland ay waddo qorshe dib u garasho ah oo ku aadan dagaalka magaalada Laascaanood oo ay kala kulantay dhaleeceyn xoogan.

 

Ilo wareeydo lagu kalsoon yahay oo dhanka amniga ah ayaa innoo sheegay in Somaliland ay qorsheyso in ciidamadeeda ay ka qaado aagga xerada Goojacadde ee duleedka magaaladaasi.

Wararka ayaa intaasi ku daray in dhammaadka Bishan ay Somaliland ka bixi doonto halkaasi, si ay uga jawaabto baaqyada uga imaanaya gudaha iyo dibadda.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here