Home Wararka Arimaha Gudaha Somaliland oo halis ugu jirta in lagu soo rago cunaqabateyn.

Somaliland oo halis ugu jirta in lagu soo rago cunaqabateyn.

0
Somaliland oo halis ugu jirta in lagu soo rago cunaqabateyn.

Guddi xaqiiqo raadin ah oo Qaramada Midoobay ay dirtay ayaa gaaray Magaalada laascaanood oo todobaadyadii ugu dambeeyay uu ka socday dagaal culus oo u dhaxeeyay Ciidanka Maamulka Somaliland iyo kuwa dadka degaanka.

 

Guddigan ayaa u tegay Magaalada Laascaanood si ay u soo baaraan wixii ka dhacay Xarunta Gobolka Sool, iyagoona halkaasi kulamo kala duwan kula qaatay odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka

Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale oo ka mida Isimada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ka soo jeeda degaannada Gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn, ayaa sheegay in ay soo dhaweeyeen guddi xaqiiqo raadin ah oo ka socda Qaramada Midoobay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here