Home Wararka Arimaha Gudaha Taliska CXD oo u hanjabay Al Shabaab

Taliska CXD oo u hanjabay Al Shabaab

0
Taliska CXD oo u hanjabay Al Shabaab

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa u hanjabay Ururka Al Shabab maalmo kadib markii 25 askari lagu dilay weerar ismiidaamin ahaa oo lagu qaaday xerada Kuliyaddii hore ee Jaalle Siyaad oo ku taalla waddada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here