
Golaha wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta Ganaraal Sulub Axmed Firin u magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
Sulub ayaa horey u ahaa wasiir ku xigeenka wasaaradda gaadiidka lSoomaaliya, wuxuuna sidoo kale ka soo jeedaa dhanka Jubbaland.