Home Wararka Arimaha Gudaha Taliye cusub oo loo magacaabay Booliska Soomaaliya

Taliye cusub oo loo magacaabay Booliska Soomaaliya

0
Taliye cusub oo loo magacaabay Booliska Soomaaliya

Golaha wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta Ganaraal Sulub Axmed Firin u magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

 

Sulub ayaa horey u ahaa wasiir ku xigeenka wasaaradda gaadiidka lSoomaaliya, wuxuuna sidoo kale ka soo jeedaa dhanka Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here