Home Wararka Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda deegaanka Masaajid Cali Gaduud

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda deegaanka Masaajid Cali Gaduud

0
Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda deegaanka Masaajid Cali Gaduud

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa weli dhaq-dhaqaaqyo ka wada deegaanka Masaajid Cali Gaduud oo ka tirsangobolka Shabeelaha Dhexe, halkaas oo ay kula dagaalamayaan Al-Shabaab.

Wararka ayaa sheegaya in xalay, illaa saaka ay diyaaradaha dagaalka Turkiga duqeymo ka geysteen deegaankaas oo ay muddo maamulayeen xoogaga Al-Shabaab.

Ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay duulaanka ay ciidamada huwanta ku qaadeen Masaajid Cali Gaduud, balse xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here