![Xiisada dagaal oo ka taagan duleedka Dhuusamareeb Xiisada dagaal oo ka taagan duleedka Dhuusamareeb](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/06/maxresdefault-31-768x432.jpg)
Xiisad dagaal oo u dhaxeysa laba maleeshiyo beeleed ayaa lagu soo warramayaa in maanta ay ka taagan tahay duleedka Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug.