Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Yuusuf Madaale ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dhulka warshadda Isbuunyada oo dhowaan laga saaray Shacabkii degganaa.
Guddoomiya ayaa cod dheer ku sheegay in Shacabka laga saaray dhulkaasi kadib markii codsi uu ka yimid Hay’adda Duulista Rayidka.