Home Wararka Arimaha Gudaha Muxuu Guddoomiye Madaale ka yiri dhulka Warshada Isbuunyada?

Muxuu Guddoomiye Madaale ka yiri dhulka Warshada Isbuunyada?

0
Muxuu Guddoomiye Madaale ka yiri dhulka Warshada Isbuunyada?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Yuusuf Madaale ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dhulka warshadda Isbuunyada oo dhowaan laga saaray Shacabkii degganaa.

Guddoomiya ayaa cod dheer ku sheegay in Shacabka laga saaray dhulkaasi kadib markii codsi uu ka yimid Hay’adda Duulista Rayidka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here