Home Wararka Arimaha Gudaha MD Xasan Sheekh oo hal arrin ku amray Galmudug

MD Xasan Sheekh oo hal arrin ku amray Galmudug

0
MD Xasan Sheekh oo hal arrin ku amray Galmudug

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku amray Maamulka Galmudug in ay qoraan ciidamo cusub oo la dagaalama Kooxda Al Shabaab maadaaam uu socdo qorshe lagu billaabayo wajiga labaad dagaalka Al Shabaab.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here