Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku amray Maamulka Galmudug in ay qoraan ciidamo cusub oo la dagaalama Kooxda Al Shabaab maadaaam uu socdo qorshe lagu billaabayo wajiga labaad dagaalka Al Shabaab.