Home Wararka Arimaha Gudaha Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

0
Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

Ugu yaraan lix ruux oo saddex ka mid ah ay ahaayeen askar ka tirsanaa Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhintay qarax miino ahaa, kaasi oo gaari nuuca dagaalka ku haleelay Degaanka Daarusalaam ee Magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here