Home Wararka Arimaha Gudaha Xarun cusub oo hooyada iyo dhallaanka oo laga furay Isbitaalka Madiina

Xarun cusub oo hooyada iyo dhallaanka oo laga furay Isbitaalka Madiina

0
Xarun cusub oo hooyada iyo dhallaanka oo laga furay Isbitaalka Madiina

Hay’adda Qatar Charity ayaa maanta Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho ka daah-furtay xarun cusub oo hooyada iyo dhallaanka, si wax looga qabto dhibaatooyinka la soo gudboonaada hooyooyinka Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here