![Xarun cusub oo hooyada iyo dhallaanka oo laga furay Isbitaalka Madiina Xarun cusub oo hooyada iyo dhallaanka oo laga furay Isbitaalka Madiina](https://shabelletv.com/wp-content/uploads/2023/08/maxresdefault-16-768x432.jpg)
Hay’adda Qatar Charity ayaa maanta Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho ka daah-furtay xarun cusub oo hooyada iyo dhallaanka, si wax looga qabto dhibaatooyinka la soo gudboonaada hooyooyinka Soomaaliyeed.